Shirkadda Diyaaradaha Air Arabia Oo Shaacisay Duulimaadyo Cusub Oo Ay Markii Ugu Horeysay Ka Bilaabayso Somaliland

0
1140

Hargeysa , (HargeisaPress) —Shirkadda diyaaradaha Air Arabia oo laga leeyahay Imaaraadka Carabta ayaa shaaca ka qaaday inay duulimaadyadeedii ugu horeysay ka bilaabayso Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here