Xildhibaan Guurtida Ka Tirsan oo Ka Hadlay Xaaladda Badhan, Hadalkii Taliye Taani, Arrinta Caarre iyo Qodobbo Kale

0
590
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan oo ah Guddoomiyaha Guddiga Nabadgelyada ee golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay xaaladda degmada Badhan ee Calanka Puntland, hadalka la sharaystay ee Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani iyo arrinta Kornayl Caarre.

Dhinaca kale, Xildhibaan Maxamed Ilkacase ayaa waxaa uu sheegay inay Guurti ahaan guddi u dirayaan Badhan, isla markaana ay tahay magaalo Somaliland ah oo Puntland iyo cid kale toona la wareegi karin.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here