Xidhibaan Rooda Muswawi oo Shacabka ku dhaqan Magaaladda Frankfurt ee Germany Kala qayb gashay Xuska 18 May.+

0
830

Frankfurt, (HargeisaPress) — Bismillaahi RAxmaani RAxiim. Ugu horeyn waxa Mahad Iska leh Alle (SWT) oo maanta fursad ii siiyey inaan Munaasibaddan Qaaliga ah idinkula dabbaal-dego Madashan Qurxoon ee bilic-samideeda ku darsatay Midabbada quruxda badan ee Calanka Somaliland ka kooban yahay.

11086730_10205582012244168_991307010_o

Waxaan u mahad-naqayaa dhammaan dhalinyarada, rag iyo Haween, waayeelka, hooyooyinka halkan maanta isugu yimi ee xusaya munaasibadda maalinta Qaran ee 18 May oo ah Astaanta u taagan dhismaha Qaranimadeenna Somaliland. Waxa aan halkan Hambalyo iyo bogaadin baalaadhan uga soo jeedinayaa dhammaan shacbi weynaha Somaliland meel ay joogaanba gudo iyo dibadaba, gaar ahaan Inteenna nasiibka u yeelatay inay halkan ugu dabbaal-degaan xuska 24-guurada munaasabadda qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May. Qaranimada ku astaysan maalintani waxay ku dhalatay oo ku timi dhiig loo shubay iyo hanti loo huray, marka laga yimaaddo mujaahidiintii naftooda u huray ka midho-dhalinta xornimada qaranimada Somaliland ee maan

 

Xidhibaan Rooda Muswawi
Xidhibaan Rooda Muswawi

 

 

 

 

Wariye Abdikariim Qoorgaab – Stutgart

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here