Boorama (HP): Wasaaradda Deegaanka iyo isbdedelka Cimilada Somaliland ayaa dib habayn ku samaysay Xarunta Dhir kobcinta ee magalaada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Waxaana hawshaasi dib u habaynta ah oo ay maanta ka fulisay wasaaradu xaruntaasi, waxaa ka warbixiyay isu-duwaha wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka cimiladda ee gobolka Awdal.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.