Wefti uu Hogaaminayo Safiirka Cusub ee Somaliland ee Sweden oo maanta Si Balaadhan loogu soo dhaweeyay Gabiley

0
1093

Gabiley, (HargeisaPress) — Maamulka iyo Shacabka Gobolka Gabiley Oo Si Aan Kala Hadh Lahayn U Soo Dhaweeyay Safiirka Cusub ee Somaliland ee Sweden Mudane Zakaria Hassan Wacays oo maanta socdaal ku tagay Gobolka Gabiley.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here