Akhrista inaga oo ogsoon in dalkan Jamhuuriyada somalilanld maanta nin ba ninka uu ka been badan yahay, tuugsanyahay, xaaran cun badanyahay uu calnkiisu taagan yahay.
Waxa maanta magaalada jooga rag miyiga ka yimid ugana yimid caydhnimo iyo saboolnimo darteen in ay maanta ka mid yihiin tujaarta haysta malayiinta doller hantidaas oo aanu habeen u soo dhibaatoonin.
Cali Gobanomo ninka la yidha waxa uu ka mid yahay raga maanta kala jara hantida qarankan ka dhaxaysa taas oo dawlada Kulmiye iyo casaabada madaxtooyada ee calankeedu sii dhacayaa ay sii bililiqaysanayso.
Maqaladan oo ahaan doona taxane waxan ku soo qaadan doona
1.Waa kuma Cali Gobanimo
- Lacagtii uuu ku dhacay suuqa gobanimo oo uu magacan kula baxay
- Dhulka iyo hantida maguurtada eh ee uu iibiyay
- Maalka uu haysto maanta
- Saamaynta ay ku yeelatay reerkiisa, qoyskiisa
La soco todabaadka danbe