Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Ka Qayb Gallay Deraasad Hargaysa Lagu Soo Bandhigay

0
390

Hargaysa (HP): Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka JSL Maxamed Xaaji Aadam Cilmi ayaa maanta magaalada Hargaysa kaga qayb galay munaasibad lagu soo Bandhigayey Daraasad laga sameeyay Xakamaynta Cudurada aan Faafin.
Deraasadaasi oo ay iska Kaashadeen Jaamacada Wolvephamton University ee Cariga Ingiriiska Iyo Jaamacada Burco oo magaalada Hargaysa lagu Soo Bandhigay.

Daawo Khudbadii Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka JSL ka jeediyey munaasibadaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here