Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Qaabilay Sarkaal Ka Socday Qaramadda Midoobay

0
711

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay sarkaal sare oo ka socday qaramadda midoobay una qaabilsan qaybta xuquuqda aadanaha.

Wasiirka waxaa kulankaasi ku wehelinayay agaasimaha waaxda qorshaynta ee wasaaradda warfaafinta C/qaadir Askar iyo  agaasimaha waaxda TV-ga qaranka Maxamed Xasan Cali (Weji).

Markii kulankaasi soo dhamaaday waxaa ka warbixiyay agaasimaha TV-ga qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cali (Weji).

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here