Wasiirka Maaliyada Somaliland, Maamulka Gobolka Gabiley oo Kormeer Ku Soo Maray Mashaariic Laga Wado Gabiley

0
1172

Gabiley ,(HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarad Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo Wafti Ay Hogaaminayo Oo Ay Wehelinayaan Mayarka Degmada Gabiley Maxamed  Aamiin Cumar Cabdi , Badhasaabku Xigeenka Gobolka , Mayarka Degmadda Wajaale Aadan Muuse Cilmi , Iyo Masuuliyin Tirro Badan Ayaa Kormeer Ku Soo maray Mashaariicyo Ay Ka Mid Yihiin “Dhismaha wasaarada Maaliyada Ee Degmada Wajaale Laga Hirgaliyey , Mashruuca Biyo Galinta Wajaale . Iyo Cisbitalka Weyn ee Gabiley Oo Laga Hirgaliyey Warshad Kooban Oo Biyaha Sifaysa .

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.co

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here