“Waxaanu ka midaysan nahay in aanu ka dhex dhalino nabad iyo walaalnimo…”

0
492

Hargaysa (HP): Guddiga dhexdhexaadinta khilaafka u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo xisbiyadda mucaaradka ah ayaa ka warbixiyay halka ay marayso hawsha ay ka dhex wadaan labadda dhinac.
Xubnaha guddigaasi oo uu hogaaminayo suldaan Ismaaciil suldaan C/raxmaan, ahna mudane ka tirsan golaha Guurtidda Somaliland ayaa sheegay in mudadda ay arrinta gacanta ku hayaan in iyaga laga war sugo.
Waxaanu suldaanku xusay in ay guddiga ahaan ka midaysan yihiin labadda dhinaca sidii ay uga dhex dhalin lahaayeen nabad, walaalnimo, iyo wanaag.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here