Hargeisa (Hargeisa Press)- Qaar ka mid ah dadkii goob jooga ahaa kuna sugnaa masaajidkii weerarkii loogu gaystay maamulaha Dugsiyada Nuuradiin u gaystay nin shaqaale ka ahaa qaybta dugsiga hoose ee Nuuraadin ayaa ka warbixiyay sidii ay wax u dhaceen iyo qaabkii loo qabtay ninka maamule mahad dhaawaca gaadhsiiyay.
Maamulka dugsiyada Nuuradiin ayaa waxaa ay ka warbixiyeen ninka shaqaalaha ahaa in uu mushahar ku lahaa iyo inkale.
Dhanka kale, qareenka Dugsiyada Nuuradiin Garyaqaan Xuseen Fadal ayaa jawaab ka bixiyay eedo iyo dhaliilo loo jeediyay maamulka dugsiyada Nuuraadiin iyo qaabkii ay u dhacay dhacdadani.
Hoos ka daawo muuqaalka