WAR-SAXAAFADEED: Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Go’aankii Xukuumadda

0
831

Hargeysa,(HargeisaPress) —Shirkadda Telesom, ayaa ka hadashay sida ay diyaarka ugu tahay kor u qaadista qiimaha lacagta Somaliland ee Shillinka.

Sidoo kale, waxay ka hadhay xiliga uu istaagayo Isticmaalka adeega 886 ee Isku bedelka, iyadoo shirkadu fulinaysa go’aan kii xukuumadda Somaliland.

Agaasimaha Waaxda Xidhiidhka Iyo Horumarinta Bulshada ee shirkadda Telesom Cabdiwaah Maax Maxamuud, ayaa ka hadlay arrimahaa Iyo kuwo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here