Wafti Ka Kala Socda Dawladaha Somaliland Iyo Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Jigjiga Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay

0
981

Jig-jiga,(HargeisaPress) —Waftiyo ka kala socday dawladaha Somaliland iyo dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ayaa waxa kulan ku dhex maray magaalada Jig-jiga ee caasimada dawlad deegaanka Somalida Itoobiya.

Waxaana ujeedada kulankaasi  iyo qodobada  kasoo baxayba faah-faahin ka bixiyey wasiiru dawlaha wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye iyo wasiirka ganacsiga dawlad deegaanka Somalida Itoobiya.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here