Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa wafti culus oo ka socda dalka Sweden,waxaana soo dhawayn ku qaabilay xubno wasiiro ah oo ka socda xukuumadda iyaga oo waftigani ay faah-faahin ka bixiyeen ujeedada socdaalkooda.