“Waa siyaasadda xukuumadda in maraakistu ay hana qaadaan”….

0
417

Hargaysa (HP): Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi, ayaa ka qayb galay munaasibad ay haayadda Khayriga ah ee Al-Hudda ku dhagax dhigaysay mashruuc ka kooban Masaajid iyo madaaris lagu Barto Quraanka kariimka.


Mashaariicdan ay fulinayso haayadda Al-hudda ayaa laga fulinayaa degmada 31-ka May ee caasimada Hargaysa.Waxana Munaasibadaasi ka soo qayb galay gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Xildhibaano, Siyaasiyiin,Maamulka Haayadda Al Huda iyo masuuliyiin kale.

DAAWO: Khudbadii Wasiir Maxamed Xaaji Aadam Cilmi, ee dhagax dhiga mashaariicdaasi.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here