Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Tababar U Furay Saxafiyiinta Magaalada Hargaysa

0
1132

Hargeysa,(HargeisaPress) —Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA,  ayaa tababaro  socon doona muddo 12 cisho ah ku qabtay magaalada Hargeysa, kaasoo ay ka qaybgaleen  in ka badan 40  suxufi oo la bari doona duruus la xidhiidha sharuuucda saxaafadda.

Xafladii Furitaanka wax ka soo qayb galay Gudoomiyaha ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA mudne Maxamuud Jaamac Xuuto, Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Cilmi Baadhista Mud. Cali Xaamud Jibriil iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mud. Guuleed Cabdi Xasan.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here