Hargeysa,(HargeisaPress) —Ururka qareenada Somaliland oo maanta kulan iskugu yimi magaalada Hargeysa ayaa waxay si adag u canbaareeyeen xadhiga ay ciidamada booliska Somaliland kula kaceen afhayeenkii xarunta xaquuqal iinsaanka madaxabanaan ee Somaliland oo muddo dhawr cisho ah ku xidhan magaalada Hargeysa.
Home Latest News Ururka Qareenada Somaliland Oo Canbaareeyey Xadhiga Ay Ciidamada Boolisku Kula Kaceen Afhayeenkii...