Toos: Xaflada xuska sanad-guurrada 30-aad ee Qaranimada Somaliland

0
1696

Hargeysa—Munaasibad lagu xusayo sanad-guurrada 30-aad ee ka soo wareegtay Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka socota qasriga Madaxtooyada ee Hargeysa.

Munaasibadan, ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweynaha Somaliland, ku-xigeenka, Madaxda goleyaasha Baarlamanka, madaxda asxaabta Qaranka, wufuud ka socda dalalka saaxiibada Somaliland, diblomaasiyiin iyo marti-sharaf ka socda qaybaha bulshada Somaliland.

Munaasibada oo ah mid la wada sugayey, ayaanu halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkeeda ee Daawasho wanaagsan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here