Suldaan Maxamed Suldaan Axmed oo Ka Hadlay Sida Soomaaliya Uga Soo Horjeedo Qadiyadda Somaliland

0
1174

Hargeisa (Hargeisa Press) – Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Suldaan Abdiraxmaan Suldaan Diiriye oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka hadlay Xuska 30 Guurada ka soo wareegtay Madax-banaanidda Somaliland oo laga xusayo gudaha iyo dibedda dalka Somaliland.

Suldaan Maxamed Suldaan Axmed, ayaa waxaa uu sidoo kale si adag uga hadlay sida Dowladda Soomaaliya uga soo horjeedo Qadiyadda madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaa kale oo uu Suldaanku Shacabka Somaliland ugu baaqay in aanay joojin Dabaaldegyada oo ay debaaldegooda wadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here