Taranka Xiftiga quraanka ee Abaalmarinta madaxweynaha Somaliland Oo si rasmi ah uga bilaabmay Masjidka Cali Mataan

0
761

Hargeysa, (HargeisaPress) —Tartanka Xifdiga Quraanka Kariimka ee Madaxweynaha JSL ayaa si rasmi ah uga bilaabmay Masjidka Cali Mataan ee Magaalada hargaysa, halka masjidka Rusheeye ee isla Magaalada hargaysa-na abaalmarino lagu gudoonsiuyey ardayda kaalimaha sare ka galay tartanka xifdiga quraanka ee hablaha.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here