Hargeysa ,(HargeisaPress) —Taliska guud ee ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta ka hadlay falal mudooyinkii u danbeeyey kusoo badanayey Somaliland isla markaana lagu sirxayey laguna afduubanayey caruur iyo gabdho dhalinyaro ah.
Waxaana ay talisku sidoo kalena ka hadleen dad loo xidh-xidhay falalkan iyaga oo sheegay in ay wadaan baadhis.