Kooxda Xidigaha Geeska oo Hal Gool Iyo Eber Kaga Badiyey Suxufiyiinta Somaliland

0
884

Hargeysa ,(HargeisaPress) —Kooxda Xidigaha Geeska iyo Suxufiyiinta Somaliland ayaa Galabta Isaga Hor Yimid Ciyaar Saaxiibtimo oo Ku dhex martay Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Studium.

Ciyaartan oo ah mid ay saxaafada iyo xidigaha geesku ku muujinayaan dareenkooda binu-aadanimo iyo inay qayb ka qaadan karaan xaalada baahsan ee abaaraha dalka ku habsaday, iyagoo lacagta garoonka ka soo baxda Loogu Deeqay dadka Ku Tabaalaysan Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here