Jaaliyadda Somaliland Ee Turkiga oo Casuuntay Weftigii Ka Qayb galay Shirkii Ganacsiga

0
470

Istanbul (HP): Jaaliyadda reer Somaliland ee degan wadanka Turkiga ayaa casho sharaf u samaysay wefti ka socday dawladda Somaliland oo dalkaasi ku sugan.

Weftigaasi ayaana dhawaan magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga kaga qayb galay shirkii madasha ganacsiga.

Sidoo kale waxaa casho sharaftaasi ka qayb galay ardayda reer Somaliland ee wax ka barta dalka Turkiga.

 

Daawo Warkaasi:

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here