Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddida Qorsheynta Qaranka (National Planning Commission) oo ka masuul ah go’aaminta & jihaynta dadaalada horumarineed ee dalka ka socda ayaa maanta yeeshay kulankoodii Labaad.
Waxa Kulanka lagaga arrinsanayay laguna ansixiyay qaab ka lagu xulayo mashaariicda laga maal galin doonno Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee Labaad (Somaliland Development Fund II – SDF II) kaasi oo dhawaan dalka ka bilaabmi doona.
HALAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKA
https://youtu.be/YUVXz_09WUA
HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDA