Somaliland: Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Cadaaladda Oo Xilka La Wareegay

0
634

Hargaysa (HP): Wasiirka cusub ee wasaaradda cadaaladda Somaliland Mustafe Cali Bile, ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaasi C/rasaaq Cali Cabdi.

Munaasibadii uu wasiirka cusubi xilka kula wareegayay waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan golaha wasiirradda, taliyaha ciidamadda asluubta Somaliland iyo masuuliyiin kale.

Waxaana xafladaasi hadalo ka jeediyay agaasimaha guud ee wasaaradda cadaaladda, masuuliyiin kala duwan oo ka socday xukuumadda, xisbiga Kulmiye, madax dhaqameed, siyaasiyiin iyo xubno kale.

Halkan Ka Daawo Hadaladii Xil Wareejintaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here