Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xukuumadda Somaliland ayaa in ay dalkeedda ka shaqayso ka joojisay hay’adda caalamiga ah ee jamciyadda quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan shaqaalaha ee magaceedda loo soo gaabiyo ILO.
Sida lagu sheegay waraaq ay xukuumadda Somaliland hay’adaas ku amrayso in aanay dalkeedda ka shaqayn Karin oo uu baahiyay TV-ga Horn Cable ayaa waxaa ku saxeexan wasiirro dhawra.
Halkan Ka Akhriso Lifaaqa Waraaqdaasi:
https://youtu.be/r9Eobuv1kh4
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.