Somaliland Oo Shaqadda Ka Joojisay Hay’adda ILO

0
844

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xukuumadda Somaliland ayaa  in ay dalkeedda ka shaqayso ka joojisay hay’adda caalamiga ah ee jamciyadda quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan shaqaalaha ee magaceedda loo soo gaabiyo ILO.

Sida lagu sheegay waraaq ay xukuumadda Somaliland hay’adaas ku amrayso in aanay dalkeedda ka shaqayn Karin oo uu baahiyay TV-ga Horn Cable ayaa waxaa ku saxeexan wasiirro dhawra.

Halkan Ka Akhriso Lifaaqa Waraaqdaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here