Somaliland iyo Ethiopia Oo Kala Saxeexday Heshiis Is-faham

0
262

Addid Ababa (HP): Dawladaha Somaliland iyo Ethiopia, ayaa kala saxeexday heshiis is-faham oo ay yeelanayaan labada dal.

Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo wefti uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Ethiopia, ayaa heshiiskaasi waxay kala saxeexdeen raysal wasaaraha Ethiopia.

Heeshkani waxaa ku jira in Somalimand ay ka kiraynayso Ethiopia, 20KM oo ka mid ah Baddeeda, halka Ethiopia-na ay aqoonsanayso Somaliland.

DAAWO: Madaxweyne Biixi Oo Heshiiskaasi Ka Warbixinaya:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here