Somaliland: Haayadha UNPOL iyo EUCAP Oo Tababar U Qabtay Saraakiil Boolis

0
435

Hargaysa (HP): Haayadaha UNPOL iyo EUCAP ayaa tatabar muddo laba todobaad ah socday u soo xidhay saraakiil ka tirsan ciidamadda booliska Somaliland.
Tababarkaasi ayaana ku saabsanaa maamulka iyo hogaaminta, baadhista denbiyadda iyo xoojinta wada shaqaynta ay boolisku la leeyihiin bulshadda.
Saraakiishan tababarka la siinayay ayaa ah kuwii ciidanka booliska ku soo biiray dhawrkii sanadood e u danbeeyay.
Waxaana tababarkaasi bixinayay saraakiil sar sare oo aqoon iyo khibrad dheer u leh arrimaha booliska oo ka kala socday haayadaha UNPOL iyo EUCAP.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here