“Siyaasi Axmed Muumin Seed kama tirsana xisbiga Kulmiye…”

0
552

Hargaysa (HP): Xisbiga tallada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa shaaciyey in aanu siyaasi Axmed Muumin Seed, ka mid ahayn xisbigaasi.

Afhayeenka xisbiga Kulmiye C/naasir Buuni, oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in siyaasigaasi aanu ka tirsanayn Kulmiye.

Daawo: Xisbiga Kulmiye oo shaaciyey in Axmed Muumin Seed ka mid ahayn:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here