Shirkadda Takaful Insurance oo Carwada Hay’adaha Maaliyadda Somaliland ku Soo Bandhigtay Caymiskeeda Caalamiga ah + SAWIRRO

0
950
Guddoomiyaha Shirkadda Caymiska Ee Takaaful Cumar Xuseen Xaaji Cumar

Hargeysa,(HargeisaPress) —Shirkada Takaful Insurance Of Africa ayaa Carwada Baananka iyo Hay’adaha maaliyadda ee Somaliland oo maanta laga furay Hutelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxay kusoo bandhigtay edeegga ay bulshadda u hayaan iyo qaabka ay u shaqayso shirkadda Takaful Insurance, iyadoo nasiib u yeelatay inay ka mid noqoto shirkaddaha Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi u sharaxay adeega ay qabtaan markii Madaxweynuhu furay saaka Carwadaa.

Guddoomiyaha Shirkadda Caymiska Ee Takaaful Cumar Xuseen Xaaji Cumar ayaa faah-faahin ka bixiyay Waxyaabaha ay ka shaqayso Shirkada Takaful Insurance Of Africa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here