Shirkadda Dahabshiil Oo Tacsi Tiiraanya Badan U Dirayaan Qoyskii, Qaraabadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Marxuum Suldaan Maxamuud Cabdi Axmed “Warqabe”

0
967

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Ku-Xigeenka  Maamulaha Guud Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Maareeyahaha DMT Cabdirashid Faarax Axmed, Maamulaha Ganacsiga, Nuux Siciid Ducaale, Maareeyaha SOMTEL Hassan Sheikh Mohamoud Suufi, Siciid Maxamed Siciid, Dahabshiil BOD member, Maareeyaha DBI Saeed Mohamed Ali “Garseef”,  Ku-Xigeenka Maareeyaha DMT Axmed Warsame Ducaale iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum  Suldaan Maxamuud Cabdi Axmed “Warqabe”, oo ku geeriyoodey laguna aasay magaalada Ceerigaaboee Gobolka Sanaag. Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, asxaabtiisii iyo dhammaan shacabka uu ka baxay; marxuumkana Eebbaheen Jannadii Fardowsa ha ku abaalmariyo. Aamiin. Aamiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here