Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Oo Qadar Lacaga Oo Aad U Badan Ugu Deeqday Dadka Ay Abaaruhu Saameeyeen Iyo Xaddiga Lacagtu Dhan Tahay

0
1052

Hargeysa,(HargeisaPress) —Shirkada isgaadhsiinta Telesom ayaa qadar lacaga oo dhan 500,000$ (shan boqol oo kun oo dollar) ugu deeqday dadka ay abaaraha baahsani ku saameeyeen deegaanada gobolada dalka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here