Shaqaalaha Haamaha Kaydka Shiidaalka Berbera Oo Tababar Loo Soo Xidhay

0
293

Berbera (HP): Maareeyaha guud ee Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera ayaa maanta tababar u soo xidhay shaqaale.

Xubnahan tababarka loo soo xidhay ayaa ahaa shaqaalaha kala duwan ee waaxyaha farsamada gacanta ee Haamaha Kaydka Shidaalka magaaladda Berbera.

Kuwaasoo lagu tababarayay qaabka ugu haboon ee shaqadda ay u qabanayaan, iyo sida ay uga digtoonaanayaan walxaha waxyeeladda u keenaya.

HALKAN KA DAAWO WARKAASI:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here