Shacabka Reer Gabiley Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Taageeray Khudbadii Madaxwaynaha Iyo Xuska Maalinta Dhalinyarada

0
589

Gabiley,(HargeisaPress)- Kumanaan ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada gabiley ayaa iskugu soo baxay jidadka magaalada kuwaasi oo xusayay maalinta dhalinyrada UFO ee 20ka February,

Sidoo kale dadwaynaha reer gabiley ayaa isku soo baxan ku taageeray khudbadii madaxwaynaha Somaliland ka jeediyay labada gole waxaana isku soo baxan ka qaybgalay masuuliyiinta gobolka gabiley.

Dhanka waxaa fagaaraha shacabka reer gabiley iskugu  yimaadeen Qudbad ka jeediyay Duqa Degamada Gabiley Ee Uu Ka Jeediyey Banaan-baxii Lagu Beegay Maalinta Dhalinyarada Somaliland, Oo Maanta Aheyd Laguna Cabirey Shucuurta Qadiyada.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA

https://youtu.be/r2-R4VuyWdA

LEAVE A REPLY