Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Beeniyay In Ay Dagaalameen Wasiirkiisa

0
817

Hagraysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa beeniyay warar la isla dhex marayay oo sheegayay in uu dagaal gacan-ka-hadal ah dhex maray isaga iyo wasiirka wasaaradaasi.

Mukhtaar Maxamed Cali, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaasi, isla markaana uu yahay war aan sal iyo raad toona lahayn.

Halkan Ka daawo Shirka Jaraa’id Ee Agaasimaha:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here