Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Qodobo Dhawr Ah Oo Khuseeya Doorashada Madaxtooyada Somaliland

0
860

Hargeysa (HargeisaPress) —Gudoomiyaha iyo afhayeenka guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay kamid yihiin qaadashada kaadhadhka codbixiyayaasha ee ka socda gobolada qaar,lacagta ay hadda u hayaan qabsoomida doorashada madaxtooyada Somaliland iyo arrimo dhawr ah oo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here