Samia Muse: Murashax Rasmi ah ee u taagan Doorashada Golaha Degaanka ee Helsinki

0
988

HELSINKI — Waxaa Maanta Sharaf weyn ii ah inaan ka mid Noqday 100 kii Musharax ee laga dhex doortay 138 Musharax, Waxaanan Galay Kaalinta 43 waxaanan helay 7790 cod u Xisbiga SDP Ah labadi doorashu.

 

Waxaana ahay Murashax Rasmi ah una taagan Doorashada Golaha Degaanka ee Helsinki u ka dhici Doonta Wadanaka Finland Bisha April 2017 Inshaa Allah .

 

Waxa mahada kuwaad iska leh Allah iyo dhamaan dadkayga aan wada jecelahay iyo ducadiini. Waad Mahadsantihiin dhamaan sida wanaagsan leh aan idiin ka helay dhiirigalinta iyo ducadaba.

samia mus

Inshaa Allah Waa inoo doorashada April 2017 iyo Xildhibaan Samia Muse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here