Roobab Ka Da’ay Burco Oo Khasaare Gaadhsiiyay Biriijyadii Magaaladda

0
897

Burco (Hargeisa Press.com): Roobab xoog leh oo shalay ilaa doraad ka da’ay magaaladda Burco iyo nawaaxigeedda ayaa khasaare soo gaadhsiiyay Buundooyinka magaaladda iyo qaybo ka mida magaaladda Burco.

Waxaana la sheegay in daadad ka soo rogmaday dooxa weyn ee dhex mara Burco uu jaray qayb ka mida biriishka labaad ee Burco iyo Buundooyin yar yar oo kale.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here