Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Oo Qadar Lacaga Oo Dhan Todobaatan Kun Oo Dollar Ugu Deeqay Dadka Ay Abaaraha Baahsani Ku Saameeyeen Deegaanada Gobolada Bariga

0
1046
Labada gale

Hargeysa, (HargeisaPress) —Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta qadar lacaga oo dhan 70,000$ (Todobaatan Kun) oo Dollar ugu deeqay dadka ay abaaraha baahsani ku saameeyeen deegaanada gobolada bariga Somaliland.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here