Sheekh, (HargeisaPress) — Wararka naga soo Magaalada Sheekh ee Gobolka saaxil ayaa sheegaya in maanta uu madaharaad xoogan ka dhacay magaaladaasi.
Dadka Mudahaaradka dhigaayey ayaa waxaa ay ka biyo diideen xukun shalay lagu riday ragii loo haystey dilkii Taliye Caseyr taasi oo sideed kamida maxkamada ciidamada qalabka sidda ay ku xukuntay dil toogahso ah.
Sidoo kale dadkii mudahaaradka dhigaayey ayaa waxa ay khasaare xoogan soo gaadhsiiyeen baaburta u kala gooshaysay magaalooyinka Berbera iyo Burco waxaana ay wararku sheegayaan in dadkani ay jareen wadada dawga Sheekh.
LA SOCO WARARKA DANBE..
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP