Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Hankiisa Murashaxnimmo Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Eedayn Uu Ujeediyey Madaxweyne Biixi

0
675

Hargeysa,(HargeisaPress)—Wasiirkii horre ee Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay in Madaxweyne Biixi yahay shaqsi abaal-laawe ah. Islamarkaanna uu mustaqbalkiisa dambe farta ka qanniini doonno.

Ex wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi wuxuu sheegay in aannu ka qayb-galay shirka afraad ee xisbiga kulmiye

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY