Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Raysal Wasaaraha Dalka Jabuuti Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay

0
943

Djibouti,(HargeisaPress) —Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Djibouti oo uu wahelinayo wasiiru dawlaha wasaaradda Arrimaha DIbada Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay raysal wasaaraha dalka Djibouti.

Waxaana ujeedada waxa laga wada hadlay faah-faahin ka bixiyey wakiilka Somaliland u fadhiya Somaliland mudane Cabdifataax Siciid Maxamed.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here