“Madaxweyne qaran ayaynu saaraynaa innanka abti ayaan u ahay…” Eng. Faysal

0
763

Hargeisa (HP): Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa dhaliilay ergayga uu madaxweynaha Soomaaliya u soo magacaabay wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya.

Waxaanu sheegay in ninkaasi ergayga ah aanu wax aqoon, iyo waayo aragnimo ah u lahayn taariikhda Somaliland.

Eng. Faysal, waxa kaloo uu ka hadlay arrimaha doorashooyinka Somaliland, iyo aragti ahaan doorashadda ay doonayaan in ay soo horayso.

DAAWO: Hadalka Guddoomiyaha UCID:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here