Hargeisa (HP): Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa dhaliilay ergayga uu madaxweynaha Soomaaliya u soo magacaabay wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya.
Waxaanu sheegay in ninkaasi ergayga ah aanu wax aqoon, iyo waayo aragnimo ah u lahayn taariikhda Somaliland.
Eng. Faysal, waxa kaloo uu ka hadlay arrimaha doorashooyinka Somaliland, iyo aragti ahaan doorashadda ay doonayaan in ay soo horayso.
DAAWO: Hadalka Guddoomiyaha UCID:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.