Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Muhiimadda Maalgashiga

0
355

Hargaysa (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa maanta ka qayb galay munaasibad ay magaaladda Hargaysa Shirkadda Caymiska ee Horn of Africa Insurance, macaamiisheeda ugu furtay saamiyada.


C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), oo hadal ka jeediyay xafladaasi ayaa ka warbixiyay muhiimadda uu maal-gashigu leeyahay, iyo sida loogu baahan yahay in ganacsatadeenu ay dalka u maalgashadaan.


DAAWO: Madaxweyne ku xigeenka JSL oo ka hadlay Muhiimadda maal-gashigu leeyahay:

Hargeisa Press.com/hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here