Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo dhaliilo u jeediyey xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI

0
707

Gabiley, (HargeisaPress) —Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna Ku Simaha Madaxweynaha Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici Iyo Mas’uuliyiin Kale ayaa Maanta ka qayb galay Xaflad Magaalada Gebilay loogu sameeyay Maayaradii Hore ee Magaalada Gebilay iyo Xildhibaanadii Hore ee Golihii Deegaanka Gebilay oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye.

.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here