Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay aaska marxuum Abwaan Jebiye oo galabta lagu aasay Hargeysa

0
756

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu galabta ka qaybgalay aaska Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi (Abwaan Jebiye) oo lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here