Madaxweynaha JSL Oo Kulan La Qaatay Masuul Sar-sare Oo Ka Tirsan Dawladda Maraykanka + SAWIRO

0
610

Washington DC,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi  ayaa Kulanka la qaatay masuuliyiin  sar-sare oo ka kala socday, wasaaradda Arrimaha Dibeda Maraykanka, hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee u qaabilsan Maraykanka (USAID), iyo Wasaaradda Difaaca ee Maraykanka.

Waxaana kulankaa lagaga wada hadlay xoojinta iyo dardar-gelinta xidhiidhka labada dal, iskaashiga dhaqaalaha, amniga iyo horumarka ee danta u ah labada dhinac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here