Madaxwayne Muuse Biixi Oo Masuul Cusub Magacaabay

0
1141

Hargeysa,(HargeisaPress) –WAREEGTO MADAXWEYNE: 06 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-292/042019 uu ku magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;

Markaan Arkay: Aqoonteeda, Kartideeda iyo Waaya-aragnimadeeda;

Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karto Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan;
Promoted Content
Mgid
7 Quirky Tips For Whitening Your Teeth
8 Times Actors Changed Movie Details And Made Them Better
The Paper Bag Trick And 4 More Ways To Ripen Your Avocado
10 Beauty Pageant Queens Who Became Popular Actresses

Markaan Sameeyey: La-tashi;

Waxaan Go’aamiyey;

In Dr. Luul Jirde Xuseen Ducaale, laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaan uga mahadcelinayaa Guddoomiyihii hore muddadii uu hayey xilka Qaranka.

ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha JSL.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here